Maamulka Jaamacadda Alpha Qaybteedda Berbera Oo Fariin U Diray Ardayda

0
541

Berbera (Hargeisa Press.com): Maamulka jaamacadda Alpha qaybteedda Berbera ayaa ugu baaqay ardayda gobolka Saaxil in ay bilaabantay diiwaangelinta qaadashadda ardayda cusub.

Axmed Cabdi Ciise, maamulaha jaamacadda Alpha qaybteedda Berbera oo warbaahinta la hadlay ayaa ku wargeliyay ardayda doonayo in ay jaamcada is qoraan in diiwaangelintu blaabantay.

Halkan Ka Daawo Axmed Cabdi Ciise Oo Arrimahaa Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY