Maamulka iyo Shaqaalaha Cusbitaalka Sheekh Oo Si Weyn Uga Dhex Muuqday Banaan Bixii Maanta

0
265

Sheikh (HP): Dadweynaha degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa maanta sameeyay isku soo bax balaadhan oo ay ku taageerayeen doodii dhawaan la hor geeyay baarlamaanka UK ee la xidhiidhay aqoonsiga Somaliland.
Isku soo baxaasi waxaa dadweynaha kala qayb qaatay maamulka degmadda Sheekh, ka golaha deegaanka, maamulka cusbitaalka degmadda Sheekh, iyo shaqaalaha cusbitaalka degmadda Sheekh.
Banaanbaxaasi waxaa si weyn uga dhex muuqday shaqaalaha iyo maamulka cusbitaalka degmadda Sheekh oo uu hor kacayay agaasimaha cusbitaalka degmadda Sheekh Dr. cumar Cabdi Maxamed.

DAAWO: Banaanbixii Degmadda Sheekh iyo Doorkii Maamulka Cusbitaalka:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY