Laascaanood: Haween Taageeray Qorsheyaasha Lagu Sugayo Amaanka Magaaladda

0
512

Laascaanood (HP): Haween weynaha magaaladda Laascaanood ayaa si weyn u soo dhaweeyay hawl galadda amaanka lagu adkaynayo ee xukuumadda Somaliland ka waddo magaaladaasi.

Sidoo kale haweenka Laascaanood waxay sheegeen in ay taageersan yihiin qorshaha magaaladaasi lagaga saarayo dadka aan u dhalan Somaliland si loo xaqiijiyo amaanka Laascaanood.

Haweenkaasi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Laascaanood ayaa tilmaamay in ay xukuumadda Somaliland ku garab taagan yihiin hawlahaasi amaanka magaaladda lagu sugayo.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here