“Laamaha Amaanku waa in ay talaabo ka qaadaan cidii Mudaharaada…”

0
454

Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa mar kale mucaaradka uga digtay in ay soo abaabulaan mudaharaadyo sharci darro ah oo dalka ka dhaca.
Iyadoo ay maanta magaaladda Hargaysa ka bilaabmeen mudaharaadyo ay maalmahanba ku baaqayeen xisbiyadda mucaaradka ah oo xukuumadda madaxweyne Biixi, ay isku khilaafeen furista ururadda siyaasadda.
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, oo mudaharaadkii maanta kadib warbaahinta la hadlay ayaa faray laamaha amaanka dalka in ay tallaabo ka qaadaan cidii mudaharaadda.


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY