Hargeysa,(HargeisaPress)– Agaasinka guud ee Baanka dhexe JSL, ayaa maanta kulan ah is-barasho & wada tashi dhanka suuqa sarrifka ah la yeeshay daneeyayaasha iyo hay’adaha ku jira wadaagtada Maaliyadda sida bangiyada, Xawaaladaha, Shirkadaha adeegyada lacagaha ee moobilada iyo ururada Bangiyada.
Ugu danbayntii kulankaasi waxa uu ku soo idlaaday is-afgarad iyo in si dhow loo wada shaqeeyo.