Kulan Ku Saabsan Barashadda Dastuurka Oo Hargaysa Lagu Qabtay

0
869

Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda dastuurka iyo xidhiidhka goleyaasha Somaliland ayaa qabatay kulan ku saabsan barashadda dastuurka.
Kulankaasi oo ay soo qaban-qaabisay wasaaradda dastuurka iyo xidhiidhka goleyaasha Somaliland ayaa ahaa mid ay ku soo bandhigaysay barnaamij loogu tallo galay barashadda dastuurka.


Iyadoo halkaasi lagu soo bandhigay barnaamijka Xog iyo xidhiidh.
Waxaana kulankaasi daah-furray madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici).
Waxaanu sheegay in looga baahan yahay saddexda haayadood ee Dha-dhaaradda u dhismaha dawladda Somaliland inuu nin waliba ilaaliyaa looga baahan yahay.
Daawo: Kulankaasi iyo Haddaladii Laga Jeediyay:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY