Kormeerayaashii Caalamiga Ahaa Ee Dusha Kala Socday Doorashadii Dalka Djibouti Oo Ka Waramay Qaabkii Ay U Dhacday Doorashadu Iyo Waxay Arkeen

0
812

Djibouti, (HargeisaPress) —Kormeerayaashii caalamiga ahaa ee dusha kala socday doorashadii ka dhacday dalak jabuuti ayaa waxay ka warameen qaabkii ay u dhacday doorashadu iyo waxyalaaha aya arkeen.

 

Waxaana kormeerayaaashani ay sheegeen inay doorashadu si cadalaada u dhacday.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Warka

 

https://youtu.be/tdsP7quI6vs

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here