Komishanka Xuquuqal Iinsaanka Qaranka Oo Kulan Ku Qabtay Magaaladda Burco

0
550

Burco (Hargeisa Press): Komishanka xuquuqal iinsaanka qaranka Somaliland ayaa maanta magaaladda Burco ku qabtay kulanka isku xidhka daneeyeyaasha arrimaha xuquuqal iinsaanka.

Iyadoo kulankaasi ay ka soo qayb galeen ururadda bulshadda rayidka iyo haayadaha ay wada shaqaynta leeyihiin.

Kulankaasi ay qayb ka ah kulamo iyo wacyigelino ay xubno ka tirsan komishanka xuquuqal iinsaanka qaranka Somaliland muddooyinkan ba ku qabanayeen goboladda bariga Somaliland.

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here