Komishanka Xakamaynta HIV/AIDS oo deeq Raashin ah ku qaybiyey magaalada Hargeysa

0
624

Hargeysa,(HargeisaPress)- Komishanka Heer Qaran ee Xakammaynta Xannuunka HIV/AIDS ee Jamhuuriyadda Somaliland ee SOLNAC (Somaliland National AIDS Commission), ayaa deeq raashin ah guddoonsiiyey dadka la nool xanuunkaas ee ku dhaqan magaalada Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo Agaasimaha Daryeelka Iyo Dawaynta Dadka La Nool HIV/AIDS-ka oo munaasibada ka hadashay.

 

LEAVE A REPLY