Komishanka Xakamaynta Aidska Oo Kulan Wacyigalin U qabtay Ardayda Dugsiga Sare Ee faarax Oomaar.

0
560

Hargeysa,(HargeisaPress)-Masuuliyiinta komishanka xakamaynta Hiv Aidska ayaa kulan wacyi galin uqabtay ardayda dhigatada dugsiga sare ee Faarax Oomaar ee magalaada hargaysa kaasi oo dhalinyrada ka wacyigaliyeen aafada uu leeyahay veruska HIV/ AIDKU.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here