Ka qayb qaado Dibudhiska Masjidka AL AQSA ee Magaalada Hargeysa

0
988

Hargeysa, (HargeisaPress) — Ka qayb qaado Dibudhiska Masjidka AL AQSA ee Magaalada Hargeysa Waxa dhammaan laga codsanayaa ummadda muslimka ah, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed inay ka qeyb qaataan dib u dhiska Masjid Al Aqsa ee ku yaalla Xaafadda Xero Awr ee Magaalada Hargeysa .

 

Haddaba Wixii tabarucat ah ee aad ku darsanayso ku soo hagaaji Account-dan:

Fadlan Ka Qayb qaado Tabaruca Masaajidka

DAHABSHIIL ACCOUNT: HRGD30855

ZAAD ACCOUNT:  4812666-4721122 –

SALAAMA ACCOUNT:  60047750

BALANTEENNU WAA KA QEYB QAADASHADA MASJIDKA AL AQSA.

Aakhiro wax Sii Dhiibo, ifkana liibaan iyo Naxariis alle ku  Nooloow….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here