Jaamacada ADMAS Oo Qaadanaysa Fursadaha Wax Barasho Ee Heerka Labaad (Master’s Degree) iyo Crash Progaram.

0
1383

Hargeysa,(HargeisaPress) —Jaamacadda Admas waxay ogeysiinaysaa dhammaan da’yarta iyo waayeelka dhamaystay waxbarashada heerka koobaad (Bachelor’s Degree) inay Jaamacaddu qaadanayso dufcaddii labaad ee fasalada Master’s-ka ah.

Jaamacaddu waxay idiin diyaarisay macalimiin heer caalami ah oo haysta shahaadada PhD, kuwaas oo bixin doona casharada iyo tabobaradaba.

Barnaamijyada ay Jaamacaddu bixinayso waxay kala yihiin:

üMaster of Arts Degree in Project Planning and Management

üMaster Degree in Public Health

üMaster of Science in Computer Science

üMaster of Science in Economic Development

üMaster of Business Administration

üMaster of Arts Degree in Human Resource Management

üMaster of Science Degree In Accounting And Finance

üMaster of Science Degree  in Applied Banking and Finance (with Islamic Banking Specialization)

Hadaba, diiwaangalintu waxay soconaysaa ilaa dhamaadka January,2017. waxayna ka socotaa xarumaha Jaamcadda, waxaanad kala xidhiidhi kartaa telefoonadda: 527755 ama 315315.

Admas Home of Diversity and Quality Education!

Crash Progaram.

Maamulka Jaamacadda ADMAS wuxuu ogaysiinayaa dhammaan ardaydii sanadkan 2016 kasoo baxday dugsiyada sare, kuwii ay ka buuxsantay Jaamacaddu sanadkan 2016 iyo ciddii kale ee jecel waxbarasho heer Jaamacadeed oo tayo leh in Jaamacaddu qaadanayso ardaydii (Crash Program-ka) ee sanad Jaamacadeedka 2016/2017.

Courses-ka Degree Programs  ee Jaamacaddu  bixinayso waxay kala yihiin sidan:

  1. Faculty of Health Sciences
  2. Faculty of Engineering
  3. Faculty of Social Sciences
  4. Faculty of Informatics (ICT)
  5. Faculty of Business
  6. Faculty of Economics
  7. Faculty of Education

v  Shuruudaha Jaamacaddu ardayga ku qaadanayso waa:

  • Shahaado dugsi sare (Secondary) oo Original ah.
  • 4 sawir oo kur ah (passport size)
  • Registration Fee

v  Xilliyadda Waxbarashaddu waa:

  • Gelin Hore
  • Gelin Dambe
  • FIIDNIMO (SUUQA HOOSE).

Wixii faah-faahin dheeraad ah kala soo xidhiidh xafiiska Jaamacadda:

Tel: 527755 | 520022 | 315315 | 063 4211142 | 9109000 | 063 4427786 

 info@admasuniversity.com | www.admasuniversity.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here