Jaaliyadda Sweden oo Soo Dhaweeyay Wasiirka Dastuurka

0
407

Stockholm (Hargeisa Press)- Jaaliyadda reer Somaliland ee degan dalka Sweden ayaa munaasibad soo dhawayn ah u sameeyay wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Gopeyaasha iyo arrimaha dastuutka JSL Maxamed Xaaji Aadan Cilmi.

Wasiirka oo booqasho shaqo ku jooga dalka Sweden, ayaa jaaliyadda uga mahad celiyay xafladda soo dhawaynta ah ee ay u sameeyeen.

DAAWO: Jaaliyada Reer Somaliland ee Sweden oo Munaasibad soo dhowayn ah

LEAVE A REPLY