Xisbiyada waxaan leeyahay Kursigu yanu idin muuqane dalku haydin muuqdo””Siyaasi Abdilariim Qoorgaab

0
752

Amisterdam (Hargeisa Press)-Cabdikariim Qoorgaab oo kamida masuuliyiinta ururka Dimuqraadiga Shacabka Somaliland oo jooga wadan Nederlands ayaa shacaba Somaliland iyo tageerayasha ururka Dimuqraadiga Shacabka Somaliland ugu baaqay in siiwaayn loo xusoo munasibada xuska 31guuradii ka soo wareegtay markii Somaliland mar labaad xoriyadeed la soo noqotay oo aah 18may.

Dhinaca kalana abdikarim Qoorgaab wuxuu ka waramay xaalada guud ee dalku marayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here