Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka Djibouti Oo Abaal Marino Gudoonsiyay Shaqsiyaad Ay Ugarteen Inay Geyaan In La Maamuuso +SAWIRRO

0
829

Hargeysa, (HargeisaPress) — Munaasibadan Ayaa Ahayd mid ahayd mid Si Heer Sare Ah loo soo agaasimay Waxan Kasoo qayb galay Wasiiro Aqoon yahano Masuuliyin Ka tirsan Xukumadda Suxufiyiin magac weyn Ku Leh dalka iyo marti sharaf kale.

xaf djib2
Xafladan ayaa waxa soo qaban qaabiyay jahliyada Somaliland ee dalka Jabbuti iyadona ujeedadeedu daaranayd inay ku abaalmariyaan xubno ay ugarteen inay geyaan In lamaamuuso
xaf dhib 3
Gudoomiyaha Jaliyadda Somaliland ee dalka jabuuti Qoraa Nasir Abdrahim oo munaasibadaasi ka hadlay ayaa xusay inay sanadkiiba hal mar Abaal marino gudoonsiyaan mudanka iyo shaqsiyaadka Reer somaliland ee ay u arkaan inay Horumar Sameeyeen isagoona tilmaamay inay shacbiga iyo xukumadaba kasoo dhex xulaan shaqsiyaadka ay isla gartaan gudidoodu inay la abaal mariyo.

Agaasimaha Maaamulka Wasarada Arimaha Gudaha
Agaasimaha Maaamulka Wasarada Arimaha Gudaha

Geesta kale dadkii abaal marinahan la gudoonsiiyay ayaa Jaliyada ku bogaadiyay doorka ay ka qaadanayso dhiirigelinta hawlaha ay qaranka U hayaan.
xaf djib 4

xaf d

xaf

 

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here