Jaaliyada Somaliland Ee Wadanka Netherland oo Deeq Lacageed Gaadhsiisay Wakaalada Qurbajoogta Somaliland

0
1047

Amsterdam (Hargeisa Press)- Guddoomiyaaha Jaaliyada Somaliland ee wadanka Netherland Maxamuud Cabdale Digaale ayaa deeq lacageed gaadhsiiyay Wakaalada Qurbajooga Somaliland ee fadhigoodu yahay Hargeysa.

Deeqdan lacageed ayay Jaaliyadu kaga qayb qaadanaysaa dagaalka ka dhanka ah xanuunka Coronavirus ee dalka ku sii faafaya.

Guddoomiyaha jaaliyada Somaliland ee wadanka Netherland ayaa shacabka Somaliland ugu hambalyeeyay 60 guurada 26 June 1960-kii ka markii Somaliland xornimada ka qaadatay gumaystihii Ingiriiska.

Sidoo kale, waxaa uu ka hadley wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ku dhexmaray Jabuuti.

Hoos ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here