Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Iska Difaacday Eedo Loo Jeediyay

0
898

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa iska difaacday eedo la xidhiidhay in la musuq maasuqay barnaamijkii dib-u-habaynta shaqaalaha dawladda oo uu maalgelinayay baanka aduunka.

Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha Farxaan Aadan Haybe, iyo wasiirka shaqo gelinta arrimaha bulshadda Somaliland oo iyadna xubin ka ah guddiga dib-u-habaynta shaqaalaha oo maanta warbaahita la hadlay ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedahaasi.

Halkan Hoose  Ka Daawo Shirka Jaraa’id Masuuliyiintaasi:

https://youtu.be/HnQRgGvcWr4

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY