Hargeysa: Wasiirka Maaliyada Oo Shaaciyay In Aanay Waajib Ahayn In Dadku Qaataan Lambarka Cusub Ee Wasaarada Gaadiidka.

0
708

Hargeysa,(HargeisaPress)-Wasiirka wasaarada maaliyada oo xukuumada uga masuul ah cashuur ururinta iyo odoroska miisaaniyada ayaa sheegay in ay aqbaleen diid madii golaha wakiilada ee dhaqan galinta qaadashada lambarka cusub ee wasaarada gaadiidku shacabku ku dhibtay.

Wasiirk sacad ayaa sheegay in aanay waajib ahayn in laqaato labarka cusub ee wasaarad gaadiid maadaama oo aanu sharci ahayn.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here