Hargeysa oo Si layaab-leh Looga Xusay Siyaarada Sheekh Cabdi-qaadir Jilaani

0
1289
Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jilaani
Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jilaani

Hargeisa (Hargeisa Press) – Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jiilaani ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Munaasibadan ayaa waxaa soo qabanqaabiyeen culimada Jimiyatul Qaadiriya oo ka tirsan Xerta Sheekh Maxamed Rabiic.

Waxaana ka soo qeybgalay munaasibadan culimo udiin, Xildhibaano, saraakiil ka tirsan ciidamada, Arday iyo marti sharaf kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here