Hargeysa: Culimada Somaliland oo Ka Hadley Burburka Wadoyinka iyo Jawaabta Maayir Soltelco

0
1188

Hargeysa,(HargeisaPress) —Qaar ka mid ah culimada waa wayn ee Somaliland, ayaa si adag uga hadley burburka wadooyinka gaar ahaan wadooyinka hawl bowlaha oo ay sheegeen inay dhibaato weyn dadku ku qabaan, iyagoona maamulka dawlada hoose u soo jeediyay inay bulshada ku hogaamiyaan qaab ay tayactir ugu samayn karaan burburka wadooyinka Caasimada.

Dhinaca kale dhaliilahaasi loo soo jeediyay dawlada hoose Hargeysa waxa ka hadley Maayirka Caasimada oo ku sugnaa madashaasi.

LEAVE A REPLY