Hargaysa: Xildhibaan Nac-nac Oo Busteyaal U Qaybiyay Dadka Dhimirka Ka Buka

0
536

Hargaysa (HP): Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (nac-nac), ayaa maanta deeq Busteyaal ah gaadhsiiyay bukaanka ku jira cusbitaalka Dhimirka Hargaysa iyo dadka Dhimirka ka buka ee suuqyadda Hargaysa ku nool.

Caawimadaasi Busteyaasha ah oo ay soo bixiyeen xubno ka mida qurbe joogta reer Somaliland ee ku kala nool dalalka Sweden iyo Maraykanka.

Halkan ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here