Hargaysa: Haayadda Qoxoontiga Oo Raashin U Qaybisay 140 Qoys

0
642

Hargaysa (Hargeisa Press): Haayadda qoxoontiga iyo barokaceyaasha Somaliland ayaa maanta raashin u qaybisay qoysaska barokaceyaasha ah ee degan xaafadda Naaso-hablood ee bariga caasimadda Hargaysa.

Qoysaskan barokaceyaasha ah ee raashina loo qaybiyay ayaa  tiradoodda lagu sheegay in ka badan 140 qoys, iyadoo raashinkaasi ay gacan ka gaysatay haayadda ARC.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY