Hargaysa: Guddiga Qandaraasyadda Oo Daah-furay Tartan Loo Gelayo Sideed Mashruuc

0
764

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddiga qandaraasyadda qaranka Somaliland ayaa daahfuray  tartan loo gelayo sideed mashruuc oo kala gedisan oo  xukuumadu doonayso in ay ka fuliso dalka.

Tartankaasi oo maanta ka qabsoomay hoolka shirarka shaqaalaha dawladda ee magaaladda Hargaysa, waxaa ka soo qayb galay 58 shirkadood oo u tartamayay sideedaas mashruuc.

Masuuliyiin u hadlay shirkadihii tartanka ka qayb qaadanayay ayaa ku bogaadiyay guddiga qandaraasyadda sida daah-furnaanta ah ee ay tartanka u qabteen.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY