Hambalyo Meher: Siciid Cabdi Xadhigle & Raxma Cali Muxumed + SAWIRRO

0
1421

HargeisaPress —Cabdiraxmaan almis Akram Rashiid Cabdi Khadar Aadan Abokor Siddiiq Maxamed Burmad Xasan Dhuxul Laab-saalax C/laahi Xasan Ganey Marwaan Sulub Cabdi Maxamed Ismaaciil Xandule Ayaanle Axmed Herer Maxamed C/laahi Qaalib Khadar Maxamed Cakule Xasan Maxamed Yuusuf C/qaadir Dacar Xamse Caydiid Xawaadle Axmed Mustafe Maxamuud Axmed Xamse Maxamed C/laahi Sakariye faysal Maxamed C/laahi Sh Cismaan Jimcaale Aw Cali Safwaan Maxamuud ilma Cabdi Xadhigle C/casiis Cali Nuur Maxamed Jirde Dhamaan bahda suxufiyiinta Bahda Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-galinta. Iyo Ehelka iyo asxaabtaasi, Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka. Siciid Cabdi Xadhigle & Raxma Cali Muxumed Oo Meherkoodu Ka Dhacay 22/02/2020 Maansoor Hotel Hargeisa Waxaanay leeyihiin noqda qoys waara, ubad khayr qabana kala hela ‎بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما في الخير او بالخير

Dhanka kale, Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka. Siciid Cabdi Xadhigle & Raxma Cali Muxumed Oo Meherkoodu Ka Dhacay 22/02/2020 Maansoor Hotel ee magaalada Hargeisa,Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaado Aqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.

Halkan hoose ka Daawo Sawiradda Meherka:

 

LEAVE A REPLY