Hambalyo Meher: Maayarka Gabiley Maxamed-Amiin Cumar Cabdi iyo Marwadiisa Samiira Ibraahim Sheekh Cumar Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Gabiley + SAWIRRO

0
1935
Maayarka Dagmada Gabiley Maxamad Amiin Cumar Cabdi

HargeisaPress — Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Maayarka Gabiley Maxamed-Amiin Cumar Cabdi iyo Marwadiisa Samiira Ibraahim Sheekh Cumar Oo shalay Meherkoodu Ka Magaalada Gabiley , waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.

meher115

12642647_10207675726043491_2848269889119278260_n

…………………………………………………………………………………………………………………….

Maayarka Degmada Burco Maxamed Cabdiraxmaan Yuusuf(Maxamed-Muraad),Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi(bidhi),iyo dhamaan Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Burco,Maayarka Degmada Boorame Maxamed Xasan Maydhane iyo Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Boorame iyo Xildhibaanada kala ah Xildhibaan Maxamed Cali Xaaji Xirsi, Xildhibaan Saleebaan Cali Kheyre,Xildhibaan Iid Saleebaan Cali(Belo),Xildhibaan Muuse Daa,uud,Xildhibaan Daahir Aw Nuur,Xildhibaan Rashiid Xasan Xaaji Aadan,Xildhibaan Cabdale Maxamed Carab,Xildhibaan Xasan Cabdi Cali(shahar),Xildhibaan Maxamed Cabdi Yoon,Xildhibaan Maxamed Aw Aadan Wayrax,Xildhibaan Ismaaciil Jaamac Xirsi,Xildhibaan Axmed Daahir,Cabdiqani Muuse Xirsi,Cabdirashiid Axmed Xasan(Taliyaha Socdaalka Gabiley),Cabdikhaaliq Maxamed Cabdilaahi,Shucayb Muuse Allaale,Axmed Daa,uud Xasan(indhawadaadle), Dhamaan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Berbera Ceerigaabo iyo Burco waxey Dhambaal Hambalyo ah Udirayaan  Meherka Amiin Cumar Cabadi iyo Samiira Ibraahim Sheekh Cumar oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Gabiley ee Xarunta Gobolka Gabiley

Waxey Leeyihiin Noqda Kuwii Isku Waara Ubad Kheyr Qabana Kala Hela Aqalgalkoodana Ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo Ayaanu Anakuna Leenahay.

meher33

meher99

maayirka gabiley

ffff11

LEAVE A REPLY