HAMBALYO MEHER: Mukhtaar Nuur Muhumed iyo Mabruuka Sh Cumar Sh Ahmed + SAWIRRO

0
1925
Boqorka iyo Boqoradda Mukhtaar Nuur iyo Mabruuka Sh Cumar

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo U dirayan Meherka Boqorka iyo Boqoradda Mukhtaar Nuur Muhumed iyo Mabruuka Sh Cumar Sh Ahmed oo Maanta  11/5/2017, meherkoodu ka dhacay Summertime Green Plaza ee Caasimadda Hargeysa.

Waxanu Boqorka iyo Boqoradda, Alle  uga baryaynaa , inuu aqal gal koodana  bash bash iyo barwaaqo ku gaadhsiiyo, ubad kheyr qabana ilaahay  kala siiyo, Aamiin, Aamiin, Aamiin,

LEAVE A REPLY