HAMBALYO MEHER: Maxamed Maxamuud Gahayr iyo Faysa Axmed Faarax + SAWIRRO

0
1007

Yuusuf khadar cabdi

Maxamed Siciid Cabdillaahi

C/nuur Mohamed cali

Axmed daahir abokor

Isaxaq maxamud cakush

Ahmed abdi ahmed

Sidiiq Maxamuud Gahayr

Ibraahin cabdule xirsi (suldaan xandule) Iyo xaasaskooda iyo caruurtoodj waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka Boqorka Maxamed Maxamuud Gahayr iyo Boqorada Faysa Axmed Faarax oo meherkoodu saaka ka dhacay magaalada Hargeysa. Noqda qoyskii lagu badhaadhee kala hela ubad khayr qaba aamiin aamiin.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADDA

LEAVE A REPLY