HAMBALYO MEHER: Abdalla Ahmed Hassan Iyo Amal Anwar Ismail oo Meherkoodu ka dhacay Magaladda Hargeysa + SAWIRRO

0
1285

HargeisaPress —Maamulka Shirkada Seed Company, Hawlwadeenada kala Duwan iyo Dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed Company,ee Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisuba Waxa ay halkan Dhambaal Hambalyo oo qiima badan hawada u marinayaan Meherka Abdalla Ahmed Hassan iyo Amal Anwar Ismail  oo maanta Meherkoodu ka Qabsoomay Hoolka Maango Garden ee Magaaladda Hargeysa. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

Dhanka kale, Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meherka Abdalla Ahmed Hassan iyo Amal Anwar Ismail  oo maanta Meherkoodu ka Qabsoomay Hoolka Maango Garden ee Magaaladda Hargeysa.

Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaado Aqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.

Halkan hoose ka Daawo Sawiradda Meherka:

LEAVE A REPLY