HAMBALYO: Hassan Hussein Iyo Hoodo Mahamuud Oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Magaladda Hargeysa + SAWIRRO

0
664

HARGEISA- Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meherka  Hassan Hussein Abdi iyo Hoodo Mahamuud mohamed oo meherkoodu maanta ka dhacay magaalada hargeysa, waxaan leeyahay noqda kuwii isku waara ee awlaad barakaysan alle kala siiyo.
Aamiin Aamiin.

HALKAN HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here