HAMBALYO Dhalasho: Saxardiid Maxamed (SMS) iyo ikraan Caraale oo wiil ugu dhashay Magaalada london

0
1439

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com iyo Asxaabta kale Hamse Cabdqaini, Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin, Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. dadkaasi oo Waxay Hambalyo Dhalasho Farxad leh u dirayaan. Saxardiid Maxamed Saxardiid iyo ikraan Caraale oo wiil 21 /04/ 2020, ugu dhashay magaalada london ee dalka ingiriiska, WAXAY LEEYIHIIN NOQO KII DADKIISA,DALKIISA IYO DIINTIISABA ANFACA..Aamin..Aamiin..Aamiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here