HAMBALYO AROOS: Cabdikhaaliq Cabdilaahi Aw Maxamed Iyo Yaasmiin Maxamed Sh.Muxumed + SAWIRRO

1
2794
HAMBALYO AROOS: Cabdikhaaliq Cabdilaahi Iyo Yaasmiin Maxamed

HargeisaPress —Maamulka, Shaqaalaha iyo dhamaan Hawlwadeenada Shabakada Caalamiga ah ee HargeisaPress.com  oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Arooska: Cabdikhaaliq Cabdilaahi Aw Maxamed Iyo Yaasmiin Maxamed Sh.Muxumed oo Arooskoodu ka dhacay  Magaalada Berbera ee Somaliland. Waxaan Alle uga baryaynaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

Cabdiqani Abiib Diiriye, Maxamed  Ilkacase, Cawil Cawal, iFaysal Bare, mulaax Cabdi, Boqor badmadaw, Shacayb muuse Alaale, Gudoomiyaha kulmiye ee Gobolka Saaxil Hallac Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Arooska: Cabdikhaaliq Cabdilaahi Aw Maxamed Iyo Yaasmiin Maxamed Sh.Muxumed oo Arooskoodu ka dhacay  Magaalada Berbera. Waxaan Alle uga baryaynaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here