“Halku-dhegyada iyo Heesaha Laguu Qaadayaa Yay Ku Marin Habaabin”..Siyaasi Maxamuud Xaashi oo Dhaliilo Culus U Jeediyay Madaxweyne Biixi

0
2185

Hargeisa (Hargeisa Press)- Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa waxaa uu  dhaliilihii ugu cuslaa u abid u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Siyaasi Maxamuud Xaashi oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa ayaa sidoo kale ka hadley xaalada Somaliland wakhtigan ku sugantahay, isagoo soo bandhigay fadeexado dul hooganaya Madaxweyne Biixi hogaamintiisa.

Waxaa kale oo uu Madaxweyne Biixi ugu baaqay in aanay marin habaabin wax uu ugu yeedhay Halku-dhigyada iyo Heesaha loo qaado.

LEAVE A REPLY