“Hadii xisbiga Waddani soo noqdo Cirro xaguu iska sharaxayaa ilayn Xirsi ayaa…”

0
587

Boorama (HP): Afhayeenka xisbiga Kulmiye C/naasir Buuni, ayaa ka hadlay xaaladda adag ee soo waajahday murashaxa kursiga madaxweynenimo ee xisbiga Waddani C/raxmaan Cirro.
Waxaanu sheegay in haddii C/raxmaam Cirro, uu aoo noqdo aanay jirin meel uu iska sharaxayo, maadaama oo uu xisbiga ku wareejiyay Xirsi.
C/naasir Buuni, waxa kaloo uu xusay siyaasadda Somaliland wax walba laga filan karo, isla markaana ay suurto gal tahay in Xirsi ku darsado musharaxnimada iyo in Cirro dib ugu laabto guddoomiyanimada Xisbiga.

DAAWO: Afhayeenka Kulmiye Oo arrimahaa ka hadlaya;

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here