Haayadda Direct Aid Oo Ceel Biyood Ku Wareejisay Wasaaradda Biyaha Somaliland

0
408

Abaarso (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda biyaha Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray ceel biyood rig ah oo laga hirgeliyay deegaanka God-gal, oo ka tirsan degmadda Abaarso ee gobolka Maroodijeex.
Ceelkaasi oo ay maalgelisay haayadda Direct Aid, ayaa sidoo kale isla maanta uu si rasmi ah ugala wareegay haayadaasi agaasimaha guud ee wasaaradda biyaha Somaliland Eng. C/raxmaan Faarax Belel.


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here