Gudoomiyihii Abaabulk Qaaradda Yurub Ahna Lataliyihii Arimaha Dibeda Ee Musharax Jamaal Cali Xuseen Marwo Samiya Muuse Oo Iska Casishay Xilkii Ay Ka Haysay Xisbiga Ucid

0
1043
Samia Muse

HELSINKI — Gudoomiyihii qaarada Yurub ee Xisbiga Ucid Marwo Saamiya Sheekh Muuse ayaa iska casishay Xilkii iyo xubinamadii Xisbii Burburay ee Ucid.

 

Marwo Samiya Muuse oo ahayd lataliyahaha arrimaha dibeda ee Musharrax Jamaal Cali Xuseen ayaa qoraal ay soo dhigtay barkulanka “Facebooka” ku sheegtay inay iska casishay Xilalkaa ay ka qabatay Xisbigii Burburay ee Ucid, waxanu ku tidhi sidan.

 

“Aniga u ah Samia Muse u ka mid ahaa saraakiilsha sare ee Xisbiga Ucid.

U xilalkaana ks soo qabtay:

  1. La Taliyaha Arimaha Dibedda ee Musharaxa Jamal Ali Hussein
  2. Godomiyaha Abaabulka Qaarada Europe ee UCID 2014-2015
  3. Godomiyaha Garabka Haweenka ee UCID Finland 2012-2014.

Waxaan dhamaan iska casilay Xubanimadi iyo taageeradi aan u ahay xisbiga UCID aanan Garabna ahayn laakin aan ahay Samia Muse.

Waxaan dhamaan u mahad celinaya Taageerayaashi, Dhalinyaradi isbadal doonka ahayed,  Ummada Somaliland iyo Masuuliinti aanu isku mabad’ka ahayn”.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here