Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland garyaqaan Aadan xaaji Cali ayaa Furay Kulan Lagu Gorfayay Sidii Maamul Daadajin Loogu Samayn Lahaa Cadaalada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP