Gudoomiyaha Komishanka Qaranka Somaliland Oo Fariin Adag U Direy Madaxda Xisbiyada Qaranka Iyo Shacabka Gobolada Togdheer Iyo Maroodi-Jeex

0
1099

Hargeysa (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Komishanka Qaranka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa fariin adag u direy gudoomiyayaasha saddexda xisbi Qaran ee WADDANI,UCID iyo KULMIYE iyo shacabka gobolada Togdheer iyo Maroodi-jeex.

https://youtu.be/vEnXLAnhfuo

LEAVE A REPLY