Gudoomiyaha haya’ada Shaqalaha Dawlada Soomaliland Oo Hortagay Golaha Guurtida.

Hargaysa,(HargeisaPress)- Gudoomiyaha Haya’adda Shaqalaha Dawlada Somaliland Farxaan Adan haybe ayaa maanta Hortagay Gudida Joogtada ee Golaha Guurtida Somaliland. Kulan ay gudida Joogtada golaha guurtida ay la qateen gudoomiyaha Haya’da Shaqalaha Dawlada ayaa ahayd ujadadiisu ahayd inay xog badan ka ogadaan hanaanka Shaqo ee ka dhex socota Haya’ada shaqalada dawlada waxanay warbixin dheer ka dhagayteen gudoomiyaha … Continue reading Gudoomiyaha haya’ada Shaqalaha Dawlada Soomaliland Oo Hortagay Golaha Guurtida.