Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay dagaal mar kale ka bilaabmay deegaanka dharkayn geenyo ee gobolka sool oo u dhaxeeyaa laba beelood oo dhawaan dirir ku dhex martay deegaaanka oo wali la wado xalinta shaqaaqdooda.
Waxaana uu fariin u direy shacabka deegaanka iyo beelaha dirirtu ka dhaxayso oo uu ugu baqay inay ilaashadaan amniga iyo xasiloonida dalkooda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/4Sxh0kBHQK8
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Twitter: @HargeisaP