Gudida Dhismaha Wadadda Ceerigaabo Oo Deeq Lacaga Ka Gudoontay Jaaliyadda Somaliland Ee Norway + SAWIRRO

0
1035

gudida wada ceeriHargeysa,(HargeisaPress) — Gudida Qaadhaan ururinta Wadada Ceerigaabo oo maanta lacag kala wareegay Jaaliyada Reer Norway Gudida Qaadhaan ururinta Wadada Ceerigaabo oo maanta lacag kala wareegay Jaaliyada Reer Norway, sidoo kalena Gudoomiye ku xigeenka Gudida Wadada Ceerigaabo Mudane Cabdiraxmaan Talyaanle ayaa sixitaan ku sameeyey cadadka lacag hore si aan sax ahayn loogu shaaciyey Media.

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY