Gudida Cadaaladda Somaliland oo Isku Shaandhayn Balaadhan Ku Samaysay Garoorayaasha Maxkamadaha Dalka, Kuwo Cusubna Magaacawday+Qaar La Eryay iyo Kuwo Digniin La Siiyay

0
1042

Hargeisa (Hargeisa Press)- Gudida Cadaaladda Somaliland oo uu hormuud uu u yahay Guddoomiyaha Maxkamada sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa waxa ay maanta isku shaandhayn balaadhan ay ku sameeyeen Garoorayaasha Maxkamadaha dalka.

Sidoo kale, Gudida cadaalada Somaliland ayaa waxa ay magacaabeen xubno cusub, iyagoona xubno kale eryay iyo kuwo kale oo ay digniin Siiyeen.

 

Hoos ka akhriso warqada magacaabista

No photo description available.No photo description available.Image may contain: textNo photo description available.

No photo description available.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here