Guddoomiye Cirro oo U Digay Xukuumadda

0
1565
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani

Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi uga digay in ay Warbaahinta Madaxa-banaan ka qaaddo cashuuro iyo takaaliif aanu sharcigu jideynin.

Guddoomiye Cirro oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa kale oo uu shacabka Somaliland ugu baaqay Inay Isdiiwaangaliyaan si ay uga qaybqaataan doorashada fooda inagu soo haysa.

Maalinta barito ah ayaa la filayaa inay todoba degmo oo ka tirsan Somaliland inay ka bilaabanto diiwaangalinta codbixiyeyaasha doorashada Somaliland ee Golayaasha Deegaanka iyo Baarlamaanka.

LEAVE A REPLY