Guddoomiyaha Waddani Oo La Tukaday Dadweynaha Xaafadda Daami

0
970

Hargaysa (HP): Musharaxa madaxweynaha ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani C/raxmaan Cirro, ayaa salaadda Ciidul-adxa la tukaday shacabka xaafadda Daami ee magaalada Hargaysa.


Isagoo ay wehelinayeen masuuliyiin iyo siyaasiyion ka tirsan xisbiga Waddani.
Tukashadii salaadda Ciidul-adxa kadib ayaa guddoomiye Cirro waxa uu la hadlay dadweynihii masaajidka ku sugnaa.
Daawo: Hadalkii Cirro:

Hargeisa Press.com/ Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY