Guddoomiyaha Waddani Oo Bulshadda Hambalyo U Diray Ciidul Fidriga Awgeed

0
440

Hargaysa (HP): Guddoomiyaha xisbiga WADDANI ayaa dhanbaal hanbalyo ah u diray guud ahaanba shucuubta islaamka gaar ahaana bulshadda Somaliland munaasibadda Ciidul Fidriga awgeed.
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo caawa warbaabinta la hadlay waxa uu dabaal dega munaasibadda ciidul fidriga ku hanbalyeeyay guud ahaanba ummadaha islaamka.
Sidoo kale kelmad dar daaran ah u diray musharrixiinta xisbiyada ee gelaya tartanka dooradhada isku sidkan.

Daawo: Dhambaalka Cirro:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here