Guddoomiyaha SOLJA Oo Ka Warbixiyay Xaaladaha Weriyeyaasha Somaliland Ka Hawl Galla

0
823

London (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ka warbixiyay xaaladaha ay ku sugan yihiin weriyeyaasha Somaliland.

Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), oo lagu waraystay barnaamijka martida telefishinka ee TV-ga qaranka Somaliland,  isagoo ku sugan magaaladda London ee dalka Ingiriiska oo uu hawlo shaqo u joogo.

Daawo: Waraysi Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here