Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Kulan Dardaaran Ah Borame Kula Qaatay 50-Ka Qof Ee Gobolka Awdal Ugu soo baxay Imtixaankii Shaqooyinka Dawladdu Qaadatay

0
1090

Borama, (HargeisaPress) – Gudoomiyaha Ha”ayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Mudane Sharmarke Geele Oo Kulan La Qaatay 50-Kii Qof Ee Ku Guulaystay Imtixaankii ay Qaadeen Sidoo Kalena Kulan La Qaatay Maamulka Gobolka Awdal Iyo Ka Degmada Borama.

Dhanka kale Ha”yada Shaqaalaha Somaliland ayaa maamulka gobolka Awdal ku wareejiyey kaadhadhka haayada shaqaalaha Somaliland.

Xarumaha Waxbarashadu waxa ay Tayo ku dedaalaan marka ay Tacliintu wax ka Tarayso Tartan-ka Suuqa . Hambalyo dhammaan 50-ka Guulayste ee kasoo dhex baxay tartankii Shaqo ee Gobolka Awdal. Waa nal iyo naruuro u soo baxay dalka iyo adeega dawladda”Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha dawladda Somaliland Sharmarke Axmed Muxumed 

 

LEAVE A REPLY