Guddoomiyaha Guurtidda Oo Ka Hadlay Xalinta Khilaafka Xukuumadda iyo Xisbiyadda

0
517

Hargaysa (HP): Guddoomiyaha golaha Guurtidda Somaliland ayaa sheegay in arrinta dhex-dhexaadinta khilaafka u dhexeeya xukuumadda iyo xisbiyadda mucaaradka ah ay gelayaan guddiga loo xil saaray.
Saleebaan Maxamuud Aadan, waxa kaloo uu xusay in mudadda xalinta khilaafkaasi lagu jiro uu goluhu fasax ahaan doono muddo laba maalmood ah.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here