Guddoomiyaha dalada SONSAF oo walaac ka muujiyay qabsoomida Doorashada Wakiilada

0
735

Hargeysa,(HargeisaPress)—Guddoomiyaha dalada Ururada aan dowliga ahayn ee SONSAF Anwar Cabdiraxmaan Warsame, ayaa walaac xoogan ka muujiyay qabsoomida Doorashada Golaha Wakiilada oo loo mudeeyay dabayaaqada sanadkan 2019-ka, Isagoona sheegay in aanay muuqan in wax dadaal ah loogu jiro sidii ay doorashadu wakhtiigeedii loo mudeeyay ugu qabsoomi lahayd.

Dhinaca kale Guddoomiyaha Sonsaf, ayaa mudanyaasha golaha Guurtida ugu baaqay in ay dabagal ku sameeyaan arimaha mugdiga geliyay qabsoomida Doorashada Wakiilada.

HargeisaPress News Desk- Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here