Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Gobolada Dalka U Kala Diray Qalabkii Doorashada Madaxtooyada Lagu Gali Lahaa

0
1112

Hargeysa , (HargeisaPress) —Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa gobolada dalka waxay u kala direen qalabkii lagu gali lahaa doorashada madaxttooyada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here