Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Soo Bandhigay Tijaabada Diwaangalinta Codbixiyaasha Doorashooyinka

0
692

Hargeisa (HargeisaPress)- Guddga koomiishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland oo ay wehelinayaan xubno ka tirsan Sadexda Xisbi, ayaa maanta soo bandhigay tijaabada Diwaangelinta Codbixiyeyaasha oo la diyaariyay islamarkaana lagu geli doono Doorashooyinka soo socda.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here